1/8
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 0
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 1
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 2
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 3
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 4
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 5
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 6
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari screenshot 7
Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari Icon

Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari

Kasbade
Trustable Ranking Icon
1K+ダウンロード
2MBサイズ
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Androidバージョン
5.346.4(01-08-2020)
-
(0 レビュー)
Age ratingPEGI-3
ダウンロード
詳細レビュー情報
1/8

Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yariの説明

Ka iibso oo ku iibi ama kusoo geli alaabta aad iibinaysid daqiiqado gudaheeda. Booqo alaabo kala duwan oo sida mobilada & qalabkooda, quruxda & caafimaadka, kombayuuratada & qalabkooda, ama agabkii guriga & jikada ugu dambeeyay ee tayadoodu sarayso ku qalabee gurigaaga.

Hadii aysan intaasi kugu filnayn, kasbade wuxuu kuu balan qaadayaa dukaamaysi aadan ilaawi doonin oo ah:

• Alaabo tayadoodu sarayso oo ku qancin doonaa

• Si fudud ku alaabta aad doonaysid adiga oo isticmaalaya search form-ka aanu kuu fududaynay.

• Qiimo dhimis & hadyado joogto ah oo aadan meel kale ka heli doonaan

• 95% alaabta bilaash ayaa laguugu keenaya

• Ilaalinta dalabaadka iibsadaha

• Lacag bixin amaana

Ku isticmaal meeshaad doontid kasbade marketplace oo ku iibi alaabtaada si kharash la’aana oo dhib la’aana ama ka iibso alaabta aad xiisaynayso si amaana oo dhakhsiyo ah. Kaliya ku download gareyso ama kula soo deg mobile-kaga hada.

Ma raabtaa inaad wax badan naga sii ogaato, fariin noo soo dir!

Maxaanu hagaajinay? Agah, hadii aanu wax khalad ah samaynayno, noogu soo sheeg! Kasbade, dukaamaysigaagu waa muhiimadayada koowaad sidaa daraadeed nala soo wadaag sidii aan adeegayaga u sii horumarin lahayn iyo weliba app kayaga.


Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari - バージョン 5.346.4

(01-08-2020)
新機能はKu iibi oo ka iibso si dhib, la’aana kharash oo ah kasbade app.

まだ、レビューや評価はありません。 して最初のレビューワーになってください。

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yari- APK情報

APKバージョン: 5.346.4パッケージ: kasbade.com
Androidでの対応: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
開発者:Kasbadeプライバシーポリシー:https://kasbade.com/privacy-policy許可:10
名前: Kasbade Online Shopping - Iibi, Iibso Hawl Yariサイズ: 2 MBダウンロード: 0バージョン : 5.346.4リリース日: 2022-12-29 19:54:17最小スクリーン: SMALLサポートされたCPU:
パッケージ ID: kasbade.comSHA1署名: 8C:3E:A7:0D:92:C5:61:4F:A1:5B:6C:C0:5A:6C:6D:90:B9:9E:D5:AA開発者 (CN): Android組織 (O): Google Inc.地域 (L): Mountain View国 (C): US都道府県/州/市 (ST): Californiaパッケージ ID: kasbade.comSHA1署名: 8C:3E:A7:0D:92:C5:61:4F:A1:5B:6C:C0:5A:6C:6D:90:B9:9E:D5:AA開発者 (CN): Android組織 (O): Google Inc.地域 (L): Mountain View国 (C): US都道府県/州/市 (ST): California
appcoins-gift
ボーナスゲームさらに多くの報酬を獲得!
さらに